Sargaal sare oo katirsanaa booliiska Somaliland oo loo xiray hadal uu Masjid ka dhax sheegay

Sargaal sare oo katirsanaa ciidanka booliiska Somaliland ayaa xabsiga la dhigay, kaddib markii uu sheegay hadal dad badan layaab ku noqotay kana carreesiiyay madaxda sare ee maamulka Somaliland. Gaashaanle dhexe Cabdisalaan Caydiid Cumar (Diinqale) oo katirsan saraakiisha sar sare ee booliiska Somaliland ayaa dhawaan hadal uu ka jeediyay gudaha masjid ku sheegay in ay kordhayaan … Continue reading Sargaal sare oo katirsanaa booliiska Somaliland oo loo xiray hadal uu Masjid ka dhax sheegay